Shir Xasaasi ah oo looga hadlayay Amniga dalka oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku hoos shaqeynta tubta amniga iyo caddaaladda ee xukuumaddu u qorsheysay in dalka xasillooni lagula soo dabbaalo. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa kulanka ka sheegay in dawladdu ay dadaal badan u gashay sidii dib-u-habayn … Continue reading Shir Xasaasi ah oo looga hadlayay Amniga dalka oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)